Qeexid

"(-do, m.l) Waqti loo qayday cashar-bixin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xisad oo kali ah:
  • Wararka) Mas’uuliyiin maraykan ah ayaa xaqiijiyay in ay go’aan ku gaadheen samaynta saldhig milatari oo ay ku yeeshaan geeska Afrika si ay taasi uga caawiso ka hortaga iyo la dagaalanka kooxaha lagu tuhunsanyahay argagixisada.
  • "Somalia iyo dalal kale oo waqooyiga Afrika ku yaala waxay noqon saldhiyo u noqon karaan Al-Qaeda iyo kooxaha kale ee argagaxisada ah, waxayna uga duuli doonaan dunida inteeda kale" ayuu yiri Noble.