Qeexid

"Cid wax safar u diyaar ah ahaansho."

Qeexid Xigta

Qof aan furfurnayn ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xirxiran oo kali ah:
  • Umaadda Somaliyeed waxaa lagu dhaqi doona ganacsiga xorta ah, marnaba lama ogalaan doono midka xirxiran (monopoly).
  • Mas'uulkaan ayaa sheegay in DF ay la hadlayan, balse ay tahay in marka hore Ra'iisul wasaaruhu uu ka ogolaado in xabsiyada laga sii daayo maxaabiista xirxiran oo ay ka mid yihiin laba afhayeen oo ka tirsan golahooda.