Qeexid

"Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro balaayo xijaab ahaan loo qaato."

Qeexid Xigta

Cunto, lacag, iwm oo balaayo xijaab ahaan loo bixiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xirsi oo kali ah:
  • - Maxamed Jamac Xirsi: Agaasimaha isbitaalka guud ee Garowe isla markaasna wuxuu sii haynayaa xilkii uu hore u hayey ee Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Nugaal.
  • Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Cali Xirsi (Qarjab) oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay inay si fiican saraakisha NATO iskula fahmeen in qaabka ugu fiican ee loo wiiqi karaa budhcada badeeda ay tahay in la isla kaashado.