Qeexid

Isha guruxeeda iyo sanqaroorka meesha u dhexaysa.

Qeexid Xigta

Tab; dhagar; xeelad; khatal; siyaasad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xirrib oo kali ah:
  • Xeer-beegtina hadday tahay iyo xirribo-dheeri kale kay tahayba, ragga intii la tuhmayay baa loo saaray xaajada.
  • Xeer-beegtina hadday tahay iyo xirribo-dheeri kale kay tahayba, ragga intii la tuhmayay baa loo saaray xaajada.