Qeexid

"Wax xarig iwm ku qabsasho."

Qeexid Kale

Albaab, dariishad iwm qataarasho. 4. Haweeney mehersasho. 5. Dhar lebbisasho. 6. Salaad ama soon gelid. 7. Ku x.: qof kale imaam ka dhigasho. 8. Ku x.: markab, doon iwm marso tegid.

Qeexid Xigta

Cid xabbisasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiro oo kali ah:
  • Marka uu qore soo xiganayo tuduc amma dhawr tuducood, oo uu sidooda ugu soo biirsanayo qoraalkiisa, waxaa u furan inuu xogtan (1) ku xiro astaanta xigashada, amma (2) in uu far yar yar ku qoro, hore na u durjiyo—oo uu wali ba xigasho na raaciyo.
  • Xiriiriyeyaasha 911 wuxuu sameyn doonnaa in uu kugu xiro qof ku hadlo luqadaada.