Qeexid

"xirmo yar oo dun ah. 2. Midabkiisu, sida xayga qaarkii, cadyahay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xirmo oo kali ah:
  • Waxay hoosta ka xariiqeen Odayaashi in wakhti aan sidaas u soo dheereyn la heleyn taako xooluhu daaqaan haddi aan si degdeg ah xirmooyinka loo qaadin.
  • Suuqa Bakaaraha oo ah kan ugu weyn Soomaaliya ayaa ganacsatada ku nool waxay ka cabanayaan rasaas kusoo dhacaysa iyo madaafiic, taasoo sababta mararka qaarkood in ganacsiga suuqa oo dhan uu xirmo ama laga baqo in Al-baada loo furo.