Qeexid

"Meel xirmo ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xirmee oo kali ah:
  • Waa markii ugu horeysay oo ay DF sheegto inay go'aansatay inay dagaal ku qaadayso kooxaha dagaalka kula jira, ayna xusaan inay xirmeen wadahadaladii kala dhexeeyay ee la doonayay in khliaafka kala dhexeeya lagu dhameeyo.
  • Bohol 700 mitir dhulka hoostiisa ah ayey ku xirmeen, gudcur ugu damay, kul ba’ani ku haleelay, dhuunigii gabaabsi noqday, ifka iyo uummanihii ku noolaa la kala xiriir furtay.