Qeexid

"Xafladda lagu gebegebeeyo hawl socotay."

Qeexid Xigta

Gebegebada hawl socotay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiritaan oo kali ah:
  • Go’aanka xiritaanka dekadda Ceel Macaan ayaa waxaa ku dhawaaqay maareeyaha dekaddaas ay u magacawday dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo la yiraahdo Cabdi Jiinow Calasoow.
  • Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa howl kooxeed dhexmaray dhammaan ka soo qeybgalayaasha, waxaana loo gudbay xiritaanka kulanka looga hadlayay nabada iyo xaalada barakacayaasha, iyadoo gaba-gabadiina ay ka soo qeybgalayaashu galeen sawir kooxeed.