Qeexid

"Wax, wax kale ku daba xiran ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiriirsan oo kali ah:
  • Talyaaniga wuxuu ka koobanyahay 3 qeybood; Dhulka la xiriirsan yurub iyo 2da gaziirad ee lakal yiraahdo sicilia iyo sardegna.
  • Waxana uu sheegay in uu taageero ka haysto in Canmex saamiyadeeda boqolkiiba 13.6% ay leedahay shirkadda Abalone Capital, taas oo kusii xiriirsan shirkadda kale ee reer Sweden ee Lundin Petroleum.