Qeexid

"Dad xiriir wanaagsan la yeelasho."

Qeexid Kale

Dad, hawl iwm xiriir ka dhexeysiin.

Qeexid Xigta

Awr iwm isku daba xirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiriiri oo kali ah:
  • Wasiirada DF ayaa qaarkood jagooyinkooda laga eryay sababo lala xiriiriyay xanuun iyo musuqmaasuq, waxaana lagu soo biiriyay xubno cusub oo aan horay ugu mid ahayn xukuumada Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.
  • Illaa iyo waqti dhawna, gabdhihii halkaas wax ku bartay qaarkood way la soo xiriiri jireen, iyagoo Zeynab qaddarin iyo sharaf weynba u hayay, waxayna u jeclaayeen marxuumadda sidii hooyooyinkoodii dhabta ahaa oo kale.