Qeexid

"Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin."

Qeexid Kale

Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.

Qeexid Xigta

Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiriir oo kali ah:
  • Qoralkaan ayaa soo baxay xili dowlada Ethiopia xiriirka u jartey wadanka Qatar kadib markii ay ku eedeeysay in tageero siiso argagixisada ka dagaalanta dalka Somalia.
  • Dagaalada maanta oo galay maalintii 10-aad oo ay si xiriir ah uga socdaan Muqdisho, ayaa waxaa ku dhintay dad ku dhow 80-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ku dhow 200-qof, sida laga soo xigtay hay'adaha xuquuqda aadanaha.