Qeexid Xigta

ld xirniin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xirid oo kali ah:
  • Qoraalkan ayay ku sheegtay hay'adu inaysan u dulqaadan karin xaaladaha kacsan ee ka taagan Muqdisho, waxayna xusay in xirida xarunteeda Muqdisho ay ogeysiisay waxgaradka iyo waalidiinta dhalay caruurta ay wax-baraan.
  • Sheekh Mukhtaar Abu-Mansor ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay ku sheegay inay dib u furayaan garoonka, isagoo xusay in xiridiisu aysan ahayd aayada qur'aan oo wadahadal laga geli karo.