Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Qof gacanta ka shaqeeya oo hawsha uu qabanaayo aqoon u leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xirfadle oo kali ah:
  • Hirgalinta Tababarkan, ayaa waxaa iska kaashadey Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo hay’adda UNFPA, Sikastaba, 20-kan Gabdhood ee la doonayo in ay noqdaan Ummuliso xirfadle ah ayaa tababarkan u socon doonaa muddo 2 sano ah.