Qeexid

"(-do, m.l) Shaqo aqoonteeda la leeyahay oo lagu shaqaysto; meherad. ld xirfo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xirfad oo kali ah:
  • Arrintan waxaa u sababa laba arrimood; dalalkan oo aan lahayn shaqaale xirfad tabobar ku filan u leh dhaqaaleynta ciida oo dabooli karta baahida hawshaas ee ka jirta dalalkaas.
  • Aabihiis Axmed waxaa uu ahaa inankii ugu yaraa caruurtii uu dhalay Cabdiraxmaan waa uu ka leexday xirfadii aabihii iyo awoowyaashii waxana uu u leexday dhinaca wax barashada oo ahayd mid ay la rabtay hooyadiis.