Qeexid

"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la xirey noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiran oo kali ah:
  • Dacar Xersi waxaa uu intaasi ku daray in saraakiisha Ethiopia ay ka dalbadeen in la sii daayo dadka u xir xiran laakiin saraakiisha ay sheegeen in aysan sii deyn karin ilaa amar dambe.
  • Gudoomiyaha gobolka Bari C/xaafid Cali Yuusuf ayaa sheegay raga ay gacanta ku dhigeen ay kuhayan baaritaano ayna ku xiran yihiin Xabsi ku yaala Magaalada Boosaaso..