Qeexid

"(-rar, m.l) Kayn jiq oo aan meel la maro lahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xir oo kali ah:
  • Shiikh Cismaan waxaa xiray ciidamada sirdoonka ee PIS isagoo jooga Magaalada Boosaaso ka dibna waxaa ka hadlay Madaxweynaha Puntland Dr.
  • Mombasa: Safiirka Soomaliya ee Kenya oo Mombasa u jooga dadaal uu Xabsiyadda uga siidaynayo Boqolaal Soomaaliya oo mudda xiran.