Qeexid

"Colaad iyo nacayb uurka lagu hayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiqdi oo kali ah:
  • Wuxuu waxyeelayaa qofka caafimaadkiisa oo xasadka iyo xiqdiga ka dhasha colaadda ayaa nafsi ahaan wax u yeelaya.
  • Isaga oo ku hal-qabsanya nin la yidhaahdo Ina Bidaar, wuxuu tixdan ku ceebaynayaa caasinnimada iyo xiqdiga.