Qeexid

(-ro ..., m.l) (daaw.) Xaalad dhiiggu uu ka beddelmo dareere oo uu noqdo adke oo uu sameeyo xinjir. Xinjir awd wuxuu ku dhacaa xididdada dhiigga waana xaalad cudureed. Xinjir awdku halbowle wuxu keenaa in dhiiggu ka xirmo soohyada halbowluhu waraabin jiray intuu san xirman. Awdmidda halbowle maskaxeed waxay ka mid tahay sababaha keena dhibib ka (strike); xinjir awdka halbowle wadneedna waxay keentaa wadne wareen (heart attack).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine