Qeexid

"(-ro, m.l) Dhiig guntamay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xinjir oo kali ah:
  • Waana tii Soomaalidii hore ku maahmaahday “ Meel xinjiri taallo, xabna ha yaallo”.
  • Dammintii colaadda ka sokow ayaa haddana laysku waafaqi jiray in xinjirihii daatay xab lagu bedelo!