Qeexid

"Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan."

Qeexid Xigta

(-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xin oo kali ah:
  • Wuxuu u sheegey in beel ahaan uu ganaaxa ugu dhacayo oo ay bixinayaan xoolo badan, haddii ay ka hor-yimaadaan dhismayaasha calaamadaha u ah xuduudda.
  • Waana tii Soomaalidii hore ku maahmaahday “ Meel xinjiri taallo, xabna ha yaallo”.