Qeexid

"Si xin ku jiro cid ula dhaqmid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ximi oo kali ah:
  • “Xubinba haddii ay xubin xasaddo,” ayay tiri Far-yareey, “xubinba haddii ay xubin ximiso, xubinba haddii ay xubin xaqirto, xubinba haddii ay xubin xumeyso, xaggee xalku ku jiraa?
  • Qarammada Midoobay oo maalgelinaysa Shirka ayaa waxaa lagu casuumay maamul goboleedyada dalka ka jira, sida Galmudug, Ximin iyo Xeeb iyo maamulllada kale, balse ma jirto cid kale oo weli timid Muqdisho oo aan ka eheyn Ergadii Puntland.