Qeexid
Cid si kaftan ku jiro wax uga sheegid.
[-yeeyay, -yaysay]
f.g2Cid si kaftan ku jiro wax uga sheegid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Xifaalo; xin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Cid xikaayo u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ximaayee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-riin, m.dh) Dameer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Ilmo si uu u seexdo ruxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]