Qeexid

"Xilkas ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xilkasnimo oo kali ah:
  • Mustafe Cilmi Qodax, waxaanna hadal uu halkaasi ka jeediyey uu mahadnaq iyo dhiirigelin uga jeediyey ururka Waayo-arag oo uu sheegay inay si xilkasnimo iyo mutadawacnimo ah ugu adeegaan bulshadooda, gaar ahaan dhallinyarada.
  • . Ummadda Somaliland mucaaridkii iyo muxaafid, waxay muujisay biseyl Siyaasadeed iyo xilkasnimo, kaas oo yididiilo gelisay shacabka Somaliland iyo dadweynaha Caalamka.