Qeexid

"Xishood; sheex; sarriig."

Qeexid Kale

Ceebal; fadeexo.

Qeexid Xigta

Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xil oo kali ah:
  • Qaylo dhaanta abaartaan ayaa kusoo beegmaysa xili lagu jiro bartamihii jilaalka iyadoo inta badan dadka reer miyiga xiligan xoolahooda ku badalin jireen raashin balse suuq la'aan jirta aysan suurtagal aheyn.
  • Mas'uul ka mid ah Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ku dhawaaqay Iscasilaad. 18 Apr 2010- "Waxaan qaatay go'aankaan muddo hore, balse intaas waan qarsanayay, maanta ayaan go'aan ku gaaray inaan saxaafadda u sheego inaan xilkaas ka tagay"..