Qeexid

"Dhirta xabagta udgoon dhasha oo moxorka iyo yagcartu ka mid yihiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiji oo kali ah:
  • Haweeney is xijineysey wasiirka ayaa intay afka iisoo dhoweysey igu tidhi; " Abaayo waad ku mahadsan tahay inaad nagala soo qaybgashay shirka loo qabtay wasiirkayaga".
  • Dadka cabsidaan ay saameysay ayaa isugu jira reer guuraa, dadka xijiga ka shaqeysta iyo dad u xagaa baxey tuulooyin ku yaala dhulka buuraleyda ah.