Qeexid

"Wax wax celiya ama isku gudba ama qariya; daah; ilixir."

Qeexid Xigta

Qardhaas; xirsi; makaraan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xijaab oo kali ah:
  • Sida ay sheegeen odayaasha wax garadka ah ee degaanka oo qaarna nool yihiin qaarna xijaabteen waxaa magaalada Ceel-Afweyn la aasaasay sanadka la odhan jirey Hawa- rida oo ku beegnaa 1936.
  • Tuf iyo taxliil, badhi iyo burcad; burde iyo belo xijaab iyo wax aanay igu deyini ma jirin.