Qeexid

"Wax araggooda ama heliddooda aad u rabid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiisee oo kali ah:
  • Magaaladu nadiifsanaa oo degganaa…” Aad buu u xiiseeyey.
  • Buuggaasi wuxuu tilmaan ka bixinayay arrinta inta badan aad ay u xiiseeyaan dadka u dhashay Somaliland, taas oo ahayd aqoonsiga Somaliland.