Qeexid

"eeg xiisee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiisayn oo kali ah:
  • Dadka su’aashaa is-weydiinayana waxaa ka mid ah tabobarihii Brazil ee badhtamihii 1998 ee koobka adduunka. 61-jirka khabiirka ah ee Mario Zagallo, wuxuu aad u xiisaynayaa dhacdadaa.
  • Gomes waxaa amaah ku doonaysa kooxdiisii hore ee Benfica, laakiin Fiorentina keliya waxay xiisaynaysaa ku bixino ciyaartoyga siday Benfica rabto.