Qeexid

"Biya ama dabayl si xooggan u socda."

Qeexid Xigta

(-do, m.l) Qas iyo qalaanqal xasil loonida degaan wax u dhima.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiisad oo kali ah:
  • Gobolka Cayn oo xuduud dhow la leh wayadaan dambe ayaa waxaa wayadaan dambe ka taagnaa xiisado siyaasadeed kuwaasoo salka ku haya urur dhowaan la magac baxey SSC oo degaanadaas lagaga dhawaaqey kaasoo fikir ahaan kala qaybiyey dadka walaalaha.
  • Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa wada dhaqdhaqaaqyo uu kaga hortagayo inay ka qarxaan Baydhabo xiisado colaadeed oo salka ku haya hayb beeleed, waxaan weli gacanta kooxaha burcadda ah ku jira gaadiidkii ay maanta dhaceen.