Qeexid

(-nno, m.dh) Cad maro ah oo dhuuban oo askartii hore dhexda ku xiran jireen.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiisaan oo kali ah:
  • Waxa ay sheegtey in loo baahan yaha in dhammaan waxyaalaha Hablaha u masaabaxaya in ay u xiisaan Waxbarashada loo sameeyo si loo helo Hablo badan oo aqoon leh, kadibna guryaha ay ka soo jeedaan ay u an facaaan……….”
  • Sida Libaaxa, Waraabaha iyo Shabeelka. waa wadan ee dad'ka aduunka soo dalxiisaan oo na dhaqaalo hiisa kor u socdo. wadanka magaciisa waxaa lagu magac daray Mount kenya ama (buurta kiinya).