Qeexid

"Xiisad."

Qeexid Xigta

Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiis oo kali ah:
  • Hargeysa (Haatuf): Ciyaar aad u xiiso badan oo ah kubbadda kolayga ayaa shalay ka dhacday garoonka kubbadda Kolayga ee Tima-cade, ciyaartaas oo dhexmartay labada kooxood Gaashaan (Ciidanka qaranka) iyo kooxda Haatuf.
  • Kuwaas oo aad u xiiseeyay barnaamijyadii suugaanta ahaa ee goobta lagu soo bandhigay.