Qeexid

"Timo madax ama gar ka jarasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiiro oo kali ah:
  • Dabadeedna islaantii markay ka yaabtay inuu iyadana u xiiro oo ay tidhi: “Waar orodoo u xiiroo, waa kuwaase maxaaban kaaga celin.”
  • Ninkana waa in haddii uu gabadha ka baxsado isagana lagu ciqaabaa in timaha laga xiiro oo kab lagala dhaco madaxa ilaa subax ilaa inta ay cadceedu ka dhacayso.