Qeexid

Timo iwm gun ka jarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiir oo kali ah:
  • Suldaan Yusuf Xiireey oo ka mid ahaa Ergadii nabadeed ee sida wayn ugu istaagtay joojinta colaadaha Dharoor, wuxuu ku nuuxnuuxsaday in guud ahaan la dhameeyay colaadahaas, wax walbana laga noqdey xalay ka dhalay oo beeshu sidaa isku raacday.
  • Garsoore Colonia, waa nin had iyo goor xiiran oo aan madaxiisu timo yeelan, isla markaana waa nin ad-adag marka lagu jiro garoonka, inta badana waa nin marka ay ciyaartoyga isku dhacaan go’aan adag qaata.