Qeexid
ld hiiqley, xiiqdheer.
ld hiiqley, xiiqdheer.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.f.dh
Qeexid: eeg xiiqlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Aad u xiiqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld xiiqley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto.
Qeexid Xigta: Xiiqdheer; kix.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Xaalad bukaansho oo lagu yaqaan iskuroorid kedis ah ee dhuumaha neefta taaso keenta dhibaato neefsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Xiiq qabsasho; xuurtoodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xiiq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax xiiqay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: (f.g) Xargo dhowr ah isku soohid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U x.: wax u hiloobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waxa xoog u wareegaya ama u ordaya, shanqarta ka yeerta.
Qeexid Xigta: Sayn roob ah oo xoog iyo dheerayn leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Shinbir xidinxiitada u eg, kana weyn.
Qeexid Xigta: Xidinxiitada keeda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Timo iwm gun ka jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xiisad.
Qeexid Xigta: Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Aad u ordid.
Qeexid Xigta: Matoor baabuur iwm dhawaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Cudur la isqaadsiiyo ee muddo gaaban, inta badanku dhaca caruurta oo uu keeno caabuq (mucosa) xuubka malaaska ee cunaha baktiiriyumka loo yaqaan “bordatella pertussis”. Kalhuu riska oo ah 1-2 toddobaad ka dib waxa bilowda xaako, qandho fudud, qufac iyo cunno xumo. Qufacu wuxu noqdaa mid soo noqnoqda soona kordha: qofacyo gaagaaban oo isku xigxiga waxa raacaya neef jeed khasab ah taas oo sameyneysa codkii kixda. Waxa sida badan dhacda dhiigbax sanka iyo afka ka yimaada iyo matag qufaca xiriirka ah ka yimaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cudur qufac badan leh oo carruurta ku dhaca. ld kix.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xiiqsan. ld xiiqsanaan sho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld xiiqsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]