Qeexid

"Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto."

Qeexid Xigta

Xiiqdheer; kix.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiiq oo kali ah:
  • Haddaba, qaybta kale ee ururradan oo isugu jira qaar xiirtay iyo kuwo bulbul leh waxay kala yihiin: Ucid-xiiqsane, Sahan-geeda-waayey, Ummad-oday-keliya, Hormood-habla-badane, Birsol-biiqay iyo Ilays-yare.
  • Xiiq iyo xiinna jidhkooda ka baxayo.