Qeexid

"Waxa xoog u wareegaya ama u ordaya, shanqarta ka yeerta."

Qeexid Xigta

Sayn roob ah oo xoog iyo dheerayn leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiin oo kali ah:
  • PL: Musharaxiinta oo ka hadashay khilaaf Murashax Gadaale oo shir jaraa'id Waxaa gebi ahaanba burburay heshiiskii dhawaan ay wada gaareen Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxtinimada Puntland iyo Xukuumadda uu Hoggaamiyo Gen.
  • Waxaa magaalada Garowe ku kulansan inta badan Issimada maamul goboledka Puntland kuwaas oo wada xaajood balaaran ka leh sidii loo xalin lahaa khilaafka u dhexeeya Xukuumada Puntland iyo murashaxiinta u taagan xilkaan.