Qeexid

"Nafley orod ku daalin, nafley xuurtaysiin. ld xiiqi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiiji oo kali ah:
  • Run ahaantii dawladnimada habeen iyo maalin hadal haynteeda la isku xiijiyaa ma aha ta la yaqaan ee aadamiga kale haysto.
  • Najiidadan oo ahayd mid xisaab tabayaysan oo xisbiyada xiijisay, kadib markii guddidu labada xisbi midna guul siisay, midna garawshiiyo siisay.