Qeexid

"Shinbir xidinxiitada u eg, kana weyn."

Qeexid Xigta

Xidinxiitada keeda lab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiid oo kali ah:
  • Xabad joojin laga gaarey dagaalada Muqdisho Heshiis hor dhac ah oo xabad joojin ah ayaa goor dhow lagu gaaray Muqdisho iyadoo heshiiskan ay kala saxiideen saraakiil ka kala socotay labada dhinac ee dagaalada ku dhex maraya magaalada Muqdisho.
  • Waxayse ku ilaawaan calanka tawxiidku u xardhan yahay iyo dawladnimada.