Qeexid

"Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xigsii oo kali ah:
  • Muddo kooban ayaa Somaliland hir gelinaysay distoorka wadanka iyada oo si habsami ah loogu xigsiiyey dhisitaanka hanaanka asxaabta badan ee u tartamaayey doorashooyinkii dawladaha hoose iyo dhamaystirkii doorashada hogaanka madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.
  • Cabdi haaruun cali haaruun macruuf Berbera Ilaa imika waxay u xidhan yihiin lama garanayo 3. sida ay musharraxiintu liiska ugu kala horeeyaan ee la isugu xigsiiyaya ayaa loo aqoonsanayaa in loo soo kala doortay ururka/xisbiga gudihiisa.