Qeexid

ld xigaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xigaalo oo kali ah:
  • Golaha xukuumadda oo lagu xuli jiray inta badan saaxiibtino, xigto, iyo xigaalo iyagoo inta badan lahayn “karti-iyo-hufnaan shakhsiyadeed” kana yeelan karin aragti fog masiirka dowliga ayaa iyana noqotay caqabad labaad.