Qeexid

"Qaraabo. ld xigaalo, xigto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xigaal oo kali ah:
  • Madinnimo kelaad tahay quruun ‘ aan xigaal kabine Adigoo ka saabbiya xilqaad ‘ kadarta kaa saara Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?
  • Dillaalkii Hantidayda iyo Dirirtii Xigaalkey Anigoo in badan u guuxayey geeddi socodkaa, ugu danbayntii waxaan talo ku gunaanadey, gaadhiga iibi waxaad guntiga ku haysana u geeyoo jicsin ka dhigo.