Qeexid

"Xaskul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xig oo kali ah:
  • Intaanan cabbaarba sii socon, waxa xigay dhawaaqa Siidhiga iyo sawaxanka codadka is-dhaafaya ee dulucdoodu muranka yahay.
  • Xaflad saakey ka dhacdey xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe 2 March, 2010 ayaa lagu dhaariyey xubno Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno ah kuwaasoo habeenkii xaley aheyd la magacaabey.