Qeexid

"Geedka intiisa dhulka ku aasan, laamaha iyo faraqa ka baxa mid ka mid ah."

Qeexid Kale

Xiriir dadku yeesho oo xagga guurka ka yimaada.

Qeexid Xigta

Dhuumaha oogada nafleyda ka buuxa oo dhiigga halbowleyaashu xubnaha ku faafiyeen, soo qaada oo wadnaha ku soo celiya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xidid oo kali ah:
  • Oday-Dikriyow iyo Habar-Deynaba, intaas waa ay arkayeen, ka ag-dhowaayeen, oo isha la raacayeen xirirkaas hadba sii xidideysanayay ee Daahir iyo ka dhaxeeyay Deeqa.
  • Axmed, wuxuuna Madaxweynaha Puntland uu heshiiskaasi ku tilmaamay mid hal dhinac ah oo lagu xidido siibayo nidaamka iyo dastuurka Dowladda Federaalka.