Qeexid

"xidh yar m.dh (bot.) Geedaaley yar oo har leh; geedo isku urursan oo ku yaal meel gaar oo bannaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xidh oo kali ah:
  • Dabadeed inta aan buuggii isku laabay, koob shaaha oo cadaysana qac ka siiyay; qolkana hoosta ka xidhay ayaan fikir iyo falan-qayn hor leh galay, waxaan is waydiiyay waa maxay waddaniyadu?
  • Weriyaha Haatuf ee gobolka Saaxil C/raxmaan X. Daahir, ayaa sheegay in hawsha shaqo ee weftigaasi ugu soo kicimeen Berbera ay la xidhiidho u kuur-galka cabashooyin beryahan dambe ka jiray dhinaca cisbitaalka guud ee Berbera.