Qeexid

"Xiddigo ka faalin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiddigi oo kali ah:
  • Runtii, Xiddigiska waxaan akhriyey muddo laga joogo tobaneeyo sano, tan Taariikhda Lacagahana waxaan ka daalacday internet-ka.
  • Fooxinta, faalka iyo xiddigisku iyaguna waa aqoon sugan.