Qeexid

"xiddig cirif m.dh (c.fal.) Xiddigta laga arko kugta cirifka woqooyi, ee sidaas, lagu calaamadaysto woqooyiga runta ah ee meeshii laga arki karo ee dhulka oogadiisa, sida, kubbad-badka woqooyi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiddig oo kali ah:
  • C/rashiid Xiddig oo ka mid ah xubnaha ay isku dhow yihiin Madaxweyne Shariif ayaa dhawaanahan ka qaybqaadanayay kulamo ka socday Villa Somalia oo looga horjeedo Xukuumada Sharma'arke.
  • Xiddigii hore ee reer Brazil, ayaa hadda fursad u helay inuu markale ka hadlo dhacdooyinka garsoorka, wuxuuna yidhi; “Runti maan fahmin taa, ciyaartoygu waxay sameeyaan ficillo ka xun-xun kii Cafu, lamana ganaaxo.