Qeexid

"Maro dacalkeeda hoose kor u qaadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeyd oo kali ah:
  • Wasiirka arrimaha dibada Jabuuti wuxuu kaloo sheegay in dagaalkan uu mudooyinkii danbe u tafaxeydaneysay Erateriya xili dalkaasi loo fadhiyay shirka dib u heshiisiinta kooxaha Soomaalida ee dhinac ka mid ah taageerto dowladda Erateriya.
  • Lama oga saacadaha soo aadan sida xaaladu isku bedeli karto waxaase jirta isku xeyd-xeydasho ka dhexmuuqata qolyaha dagaaladu u dhexeeyaan,taasi oo meesha ka saareysa kalsoonida shacabku ku qabikaraan in xaaladu sii deganaato.