Qeexid
ld xergeyn.
ld xergeyn.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld xergee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-imo, m.dh) ld durrin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Meel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Dad koox ah oo sheekh raacsan ama wax ka barta.
Qeexid Xigta: X. ah: nin u go'ay barashada diinta oo hadba meel u aada kutub raacasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geel intiisa rimi karta ay hal xilli wada rintay oo aan midi ka baaqsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: xero gashasho. 2. (f.mg) Xer noqosho.
m.dh
Qeexid: Meegaar dhagax ah ama ood ama qoryo, oo xoolo ama wax kale loo dhigo; derbi wareegsan oo illin laga galo leh; mooro; siibad.
Qeexid Xigta: Meel dugsiga ka weyn oo xertu wax ku barato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xerageli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Xoolo iwm xero gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (-imo, m.l) Talo, hadal iyo in waxlaga qabto u baahan; xaajo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Xoolo iwm xero gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld orin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]