Qeexid

Geel meel reerka ka fog u daaq geyn. ld xerri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xergee oo kali ah:
  • “Xoorkii laga lisay xagaagii iyo, xusuus baa geela lagu xergeeyaa” “Dacaska iyo hawshaan ku qabo, waw duleeyahay” Hilibka geela ayaa isna ah mid aan ka dhicin caanaha oo tayo iyo taranba lagu majeertaa sida murtidani tilmaamayso.