Qeexid

"Xoolo iwm xero gelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeree oo kali ah:
  • Wuxuuna ku booriyey tijaarta inay waajib tahay inay u soo xereeyaan dawladda wixii cashuura ee ku waajibay, taas oo ay dawladdu ku daboolayso baahiyaha bulshada, sida dugsiyada, cusbitaalada iyo adeegyada kale ee ay bulshadu u baahantahay.
  • Qoyskaas dhistay intii miyiga ka joogtay oo xoolihii yaraa ee ay ku nabnaayeen laga soo fujiyay ayaa lagu soo xereeyay.